Sida Loo Beero Qaji Basbaas

Sida Loo Beero Qaji Basbaas

$10

Sida Loo Beero Basbaas – Hagaha Beeraleyda Soomaaliyeed (PDF)


Buuggani waa tilmaame af Soomaali ah oo si cad u sharxaya sida loo beerto basbaaska laga bilaabo abuurka ilaa goosashada. Waxa kale oo uu ka hadlayaa waraabka, bacriminta, cudurrada ugu waaweyn, iyo suuq-geynta.
Ku habboon beeraleyda cusub iyo kuwa doonaya inay kordhiyaan wax-soo-saarkooda basbaaska gudaha Dalkeena.

📄 Nooca: PDF | 💬 Luqad: Af Soomaali | ⏱ Akhris: 1 saac gudahood

Description

Ma rabtaa inaad bilowdo beeraleyda basbaas si aad faa’iido dhab ah u hesho?

Dad badan ayaa basbaas beertay, laakiin way ku khasaaray sababtoo ah ma haynin talo sax ah –
✅ Goorma la beero?
✅ Sidee loo waraabiyaa?
✅ Maxaa cudurro & cayayaan halis ah?
✅ Sidee looga dhiga dalag faa’iido leh oo suuqa la geeyo?

Hagahan PDF-ga ah ee af Soomaali ku qoran wuxuu si fudud kuu tusayaa:

  • Abuurka ugu fiican

  • Diyaarinta ciidda

  • Waraabka iyo bacriminta saxda ah

  • Ka hortagga cudurrada

  • Iyo sida dalagga loo suuq geeyo si aad u hesho faa’iido dhab ah

💰 Qiimo: $10 oo kaliya – laakiin xog ka qiimo badan ayaa kugu jirta!

Waa PDF la akhrisan karo 1 saac gudihiis, laguna isticmaali karo gudaha Soomaaliya

Hadda ka faa’iidayso – baro kahor intaadan beeri!
👉 Soo dejiso “Sida Loo Beero Basbaas” maanta!

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Sida Loo Beero Qaji Basbaas”

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related products