Hagaha Naaxinta Xoolaha PDF

Hagaha Naaxinta Xoolaha PDF

$5

Ka dhig Xoolaahaga kuwo miisaan leh, caafimaad qaba, oo suuqa qiimo sare ku Yeesha!

Xooluhu waa lafdhabrteena Dhaqaale. Waxay Sanadkii hore Soomaali kasoo xeraysay  1 Billion oo Doolar, iibka xoolaha Livestock trade. Waxaad rabtaa fursadaa dhaqaale inaad qayb ka noqoto oo dakhli kaaga soo xeroodo. Hadaba si aan u barato habka Xoolaha loo Naaxiyo PDF-kan  wuxuu ku barayaa qaabka ugu fudud ee uguna waxtarka badan ee naaxinta Idaha & Riyaha muddo kooban. Waxaad ka Akhrisan doontaa: habaynta xerada, qorshaha quudinta, diyaarinta cuntada maalintii la siinayo, caafimaadka, iyo sida loo iib geeyo Xoolaheena.

 

Waxaad PDFKA mashruuca naaxinta Xoolaha — Kasoo dalban kartaa Whatsapp hadii iibka website kugu adkaado hab moobil ah ku dhufo 👉🏽00905528257930

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Hagaha Naaxinta Xoolaha PDF”

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related products