Hagaha Ganacsiga Beeraha Casriga waa ebook si qoto dheer loogu diyaariyey qof kasta oo doonaya inuu bilaabo ama ballaariyo mashruuc beeraha iyo xoolaha isku-dhafan ee ( Integrated Farm ). Kaas oo Sanadkii $24,000 iyo kabadan soo saari kara.
Gudaha ebook-kan waxaad ka baran doontaa sida hal hektar oo dhul ah loogu hirgelin karo mashruuc Calafka xoolaha Super Napier ah, Greenhouse Beeraha Casriga , Mashruuc Digaag Ukunta soo saara, Mashruuc barqomaal Caanaha Geela iyo Naaxinta Idaha, iyadoo mashruuc kasta lagu sharaxay qorshihiisa, kharashkiisa, dakhligiisa iyo sida uu ula shaqaynayo qaybaha kale ee beerta.
Waxaad sidoo kale ka heli doontaa xisaabo dhaqaale, qorshe 90 maalmood ah, talooyin ay bixiyeen khubaro beeraha, hababka casriga ah ee mashruucu isugu sidkanyahay, bacriminta, xulashada abuurka, quudinta xoolaha, suuq-geynta iyo maaraynta mashruuca. Waxaa intaa dheer, ebook-ku wuxuu ku siinayaa liisaska shirkadaha iyo adeeg-bixiyeyaasha muhiimka ah ee laga heli karo qalabka, abuurka, daawooyinka iyo adeegyada beeraha.
Waxaad PDFKA Hagaha Ganacsiga Beeraha — Kasoo dalban kartaa Whatsapp hadii iibka website kugu adkaado hab moobil ah ku dhufo 👉🏽00905528257930
Reviews
There are no reviews yet.