Sidee kor loogu qaada wax soo saarka beeraha dalka?

Beeraha ayaa ka mid ah tiirarka ugu muhiimsan ee dhaqaalaha dal kasta. Dalka Soomaaliya, in kasta oo dhul beereed badan uu jiro iyo cimilo ku habboon, haddana wax soo saarka beeraha wali waa mid hooseeya. Si loo gaaro isku filnaansho dhinaca cunnada ah loona yareeyo ku tiirsanaanta raashiinka dibadda laga keeno, waxaa lagama maarmaan ah […]