Description
Ma rabtaa inaad bilowdo beeraleyda basbaas si aad faa’iido dhab ah u hesho?
Dad badan ayaa basbaas beertay, laakiin way ku khasaaray sababtoo ah ma haynin talo sax ah –
✅ Goorma la beero?
✅ Sidee loo waraabiyaa?
✅ Maxaa cudurro & cayayaan halis ah?
✅ Sidee looga dhiga dalag faa’iido leh oo suuqa la geeyo?
Hagahan PDF-ga ah ee af Soomaali ku qoran wuxuu si fudud kuu tusayaa:
-
Abuurka ugu fiican
-
Diyaarinta ciidda
-
Waraabka iyo bacriminta saxda ah
-
Ka hortagga cudurrada
-
Iyo sida dalagga loo suuq geeyo si aad u hesho faa’iido dhab ah
💰 Qiimo: $10 oo kaliya – laakiin xog ka qiimo badan ayaa kugu jirta!
➤ Waa PDF la akhrisan karo 1 saac gudihiis, laguna isticmaali karo gudaha Soomaaliya
Hadda ka faa’iidayso – baro kahor intaadan beeri!
👉 Soo dejiso “Sida Loo Beero Basbaas” maanta!
Reviews
There are no reviews yet.