Description
Papaya (Babaya) waa midho qiimo badan leh, si dhaqso ah u kora, suuq ballaadhan leh, isla markaana faa’iido badan laga helo haddii si sax ah loo beerto.
Laakiin beeraley badan way ku fashilmaan sababtoo ah:
❌ Ma oga xilliga beerta ugu fiican
❌ Ma yaqaanin abuurka ku habboon deegaanka
❌ Ma haystaan qorshe waraab, bacrimis, ama ka-hortag cudur
❌ Dalaggii wuu lumaayaa ka hor goosashada!
Buuggani waa PDF af Soomaali ah oo si tallaabo-tallaabo ah kuugu hagaya:
-
Abuurka tayadiisu sarreyso
-
Diyaarinta dhulka & daryeelka geedka
-
Waraabka & bacriminta habboon
-
Sida looga hortago cudurrada
-
Goosashada iyo suuq-geynta miraha papaya
✅ Waxaa loogu talagalay beeraleyda Soomaaliyeed – waxaa la jaanqaadayaa cimiladeenna iyo xaaladdeenna biyaha.
💰 Qiimo: $10 oo kaliya – PDF degdeg laguu soo dirayo
Haddii aad rabto inaad miro faa’iido leh ka beerto beertaada – waa inaad marka hore heshaa xog sax ah. Buuggan ayaa kaa bilaabaya.
👉 Soo dejiso “Sida Loo Beero Papaya” maanta – ha lumin fursadda!
Reviews
There are no reviews yet.